Qarax khasaaro geestay oo ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Waxaa saakay barqadii qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso ah oo geestay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay xaafad katirsan degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir. Qaraxan ayaa sida aan wararka ku helnay lala eegtay gaari nuuca loo yaqaan Surf oo la socdeen ciidamo katirsan booliiska Soomaaliya xili gaariga uu marayay xaafada Cali … Continue reading Qarax khasaaro geestay oo ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya